Luukos 20:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 “Diinaar i tusa.” Wey tusiyeen, intuu fiiriyay ayuu iyagii weydiiyay, “Yuu sawirkiisa iyo magaciisaba ku dul yaalaa diinaarkan?” Waxey yiraahdeen, “Kaysar.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 Dinaar i tusa. Yaa leh masawirkan iyo qorniinkan ku yaal? Waxay yidhaahdeen, Kaysar baa leh. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 Dinaar i tusa. Yaa leh masawirkan iyo qorniinkan ku yaal? Waxay yidhaahdeen, Kaysar baa leh. Viz kapitola |