Luukos 20:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Markaas ayey jaajuusiintii Ciise weydiiyeen, “Macalinow, waan ognahay inaad ku hadashid oo aad dadka bartid runta, qofna aadan u eexan balse aad barto wadada Illaah ee runta ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Markaasay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Macallimow, waxaannu og nahay inaad si hagaagsan wax u tidhaahdo oo wax u bartid, oo aanad ninna u eexan, laakiin aad jidka Ilaah run ku bartid. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Markaasay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Macallimow, waxaannu og nahay inaad si hagaagsan wax u tidhaahdo oo wax u bartid, oo aanad ninna u eexan, laakiin aad jidka Ilaah run ku bartid. Viz kapitola |