Luukos 20:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Kuwii Ciise cadowgiisa ahaa ayaa ilaalinayay isaga, waxeyna u soo direen jaajuusiin iska dhigay kuwa daacad ah. Laakiin waxey rabeen iney Ciise hadalkiisa qalad ka helaan, oo ey u gacan galiyaan taliyaha iyo amarka madaxda dowladda. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Wayna dayayeen, oo ay u soo direen jaajuusiin iska dhigaya dad xaq ah, si ay hadalkiisa ugu qabtaan, oo ay ugu gacangeliyaan talada iyo amarka taliyaha. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Wayna dayayeen, oo ay u soo direen jaajuusiin iska dhigaya dad xaq ah, si ay hadalkiisa ugu qabtaan, oo ay ugu gacangeliyaan talada iyo amarka taliyaha. Viz kapitola |