Luukos 20:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Macalimiintii sharciga Muuse iyo gudoomiyayaashii wadaaddada ayaa isku dayay iney Ciise isla waqtigaas qabtaan, waayo wey ogaadeen inuu tusaalahaan iyaga kaga hadlayay. Laakiin waxey ka cabsanayeen dadka meeshaas joogay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Saacaddaas qudheeda ayaa culimadii iyo wadaaddadii sare dooneen inay isagii qabtaan; laakiin dadkay ka baqeen; waayo, waxay garteen inuu masaalkan iyaga kaga hadlay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Saacaddaas qudheeda ayaa culimmadii iyo wadaaddadii sare dooneen inay isagii qabtaan; laakiin dadkay ka baqeen; waayo, waxay garteen inuu masaalkan iyaga kaga hadlay. Viz kapitola |