Luukos 20:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Ciise ayaa ku jeestay oo weydiiyay, “Haddaba maxey idin la tahay macnaha waxa kitaabka ku qoran, “ ‘Dhagaxii ey kuwa guriga dhisaya diideen, ayaa noqday dhagaxa ugu muhiimsan dhismaha guriga,’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Laakiin wuu eegay oo ku yidhi, Haddaba muxuu yahay waxan la qoray, Dhagaxii kuwa wax dhisaa ay diideen, Kaasu wuxuu noqday madaxa rukunka? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Laakiin wuu eegay oo ku yidhi, Haddaba muxuu yahay waxan la qoray, Dhagaxii kuwa wax dhisaa ay diideen, Kaasu wuxuu noqday madaxa rukunka? Viz kapitola |