Luukos 20:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Markaas ayey beerta canabka ah banaanka uga baxsheen oo dileen, “Maxey kula tahay ninka beerta lahaa wuxuu iyaga ku sameyn doono? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Markaasay beertii canabka ahayd dibaddeeda ku tuureen, wayna dileen. Haddaba sayidkii beerta canabka ah muxuu iyaga ku samayn doonaa? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Markaasay beertii canabka ahayd dibaddeeda ku tuureen, wayna dileen. Haddaba sayidkii beerta canabka ah muxuu iyaga ku samayn doonaa? Viz kapitola |