Luukos 20:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 “Laakiin kiroolayaashii markey arkeen ninkii beerta lahaa wiilkiisa, waxey isku yiraahdeen, ‘Kani waa kii dhaxli lahaa beerta, kaalaya aan dilnee kadibna aan dhaxalno beerta.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Laakiin beerreydii goortay arkeen, waxay isku yidhaahdeen, Kanu waa kii dhaxalka lahaa; aan dilnee, si aynu dhaxalka u lahaanno. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Laakiin beerreydii goortay arkeen, waxay isku yidhaahdeen, Kanu waa kii dhaxalka lahaa; aan dilnee, si aynu dhaxalka u lahaanno. Viz kapitola |