Luukos 20:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 “Kadibna ninkii beerta canabka lahaa ayaa yiri, ‘Maxaan sameeyaa? Aniga ayaa aqaan waxaan sameyn doono. Waxaan dirayaa wiilkeyga aan jeclahay, waxaa laga yaabaa iney xushmeeyaan.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Markaasaa sayidka beerta wuxuu yidhi, Maxaan sameeyaa? Waxaan dirayaa wiilkaygaan jeclahay, malaha way maamuusi doonaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Markaasaa sayidka beerta wuxuu yidhi, Maxaan sameeyaa? Waxaan dirayaa wiilkaygaan jeclahay, malaha way maamuusi doonaan. Viz kapitola |