Luukos 20:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Markii la gaaray waqtigii gurashada wuxuu u soo diray kiroolayaashii mid shaqaalihiisi ka mid ah si uu xoogaa canab ah uga soo qaado. Laakiin kiroolayaashii ayaa garaacay ninkii oo diray isagoon waxba wadin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH10 Goortii xilligii yimid, ayuu addoon u soo diray beerreydii inay isaga siiyaan midhaha beerta, laakiin beerreydii ayaa garaacday oo waxla'aan ku dirtay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah10 Goortii xilligii yimid, ayuu addoon u soo diray beerreydii inay isaga siiyaan midhaha beerta, laakiin beerreydii ayaa garaacday oo waxla'aan ku dirtay. Viz kapitola |