Luukos 20:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Maalin maalmaha ka mid ah Ciise wuxuu dadka wax ku barayay macbadka isaga oo ku wacdinaya injiilka, gudoomiyayaashii wadaaddada iyo macalimiintii sharciga iyagoo ey la socdaan odayaashii, ayey Ciise u yimaadeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Maalmahaa middood intuu Ciise dadka macbudkii wax ku barayay oo injiilka kaga dhex wacdiyeyey, waxaa dhacay in wadaaddada sare iyo culimada ula yimaadeen waayeellada Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Maalmahaa middood intuu Ciise dadka macbudkii wax ku barayay oo injiilka kaga dhex wacdiyeyey, waxaa dhacay in wadaaddada sare iyo culimmada ula yimaadeen waayeellada Viz kapitola |