Luukos 2:49 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub49 Markaas ayuu ku yiri, “Maxaad iga raadineyseen? Miyaadan garaneynin inaan joogo guriga Aabahay?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH49 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Maxaad ii doondoonayseen? Miyaanad ogayn inay igu waajib tahay inaan danta Aabbahay ku jeedo? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah49 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Maxaad ii doondoonayseen? Miyaanad ogayn inay igu waajib tahay inaan danta Aabbahay ku jeedo? Viz kapitola |