Luukos 2:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub38 Waxey u timid Simecoon oo weli la hadlayay Maryan iyo Yuusuf, waxeyna bilowday iney Illaah u mahadceliso. Oo waxey kala hadashay kuwii sugayay furashada Yeruusaalem wax ku saabsan cunugga. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH38 Saacaddaas qudheeda ayay soo gashay oo Ilaah u mahad naqday, oo kuwa furashada Yeruusaalem sugayay oo dhan ayay xaggiisa kala hadashay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah38 Saacaddaas qudheeda ayay soo gashay oo Ilaah u mahadnaqday, oo kuwa furashada Yeruusaalem sugayay oo dhan ayay xaggiisa kala hadashay. Viz kapitola |