Luukos 2:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub37 Kadibna waxey ahayd carmalad illaa siddeetan iyo afar sanadood. Macbadkana kama bixi jirin halkaas ayey joogtay habeen iyo maalin, iyadoo soon iyo salaad Illaahey ku caabudeysay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH37 Waxayna ahayd carmal xataa afar iyo siddeetan sannadood, macbudkana kama ay tegin, laakiin Ilaah ayay soon iyo salaad habeen iyo maalinba ku caabudaysay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah37 Waxayna ahayd carmal xataa afar iyo siddeetan sannadood, macbudkana kama ay tegin, laakiin Ilaah ayay soon iyo salaad habeen iyo maalinba ku caabudaysay. Viz kapitola |