Luukos 19:46 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub46 Wuxuuna iyagii ku yiri, “Waxaa qoran, ‘Gurigeyga waxaa loogu yeeri doonaa meel qof walba yimaado oona ku duceysto.’ Laakiin waxaad ka dhigteen ‘Xerada tuugada.’ ” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH46 isagoo ku leh, Waa qoran tahay, Gurigaygu wuxuu ahaan doonaa guriga tukashada, laakiin idinku waxaad ka dhigteen god tuugo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah46 isagoo ku leh, Waa qoran tahay, Gurigaygu wuxuu ahaan doonaa guriga tukashada, laakiin idinku waxaad ka dhigteen god tuugo. Viz kapitola |