Luukos 19:44 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub44 Dhulka ayey idin galin doonaan idinka iyo ilmihiina. Kamana tagi doonaan dhagax dhagax kale dul saaran, sababtoo ah ma eydan garan waqtiga uu Illaahey idiin yimid.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH44 Way ku dumin doonaan, adiga iyo carruurtaada kugu jirta, oo kuguma dayn doonaan dhagax dhagax dul saaran, waayo, waad garan weyday wakhtigii booqashadaada. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah44 Way ku dumin doonaan, adiga iyo carruurtaada kugu jirta, oo kuguma dayn doonaan dhagax dhagax dul saaran, waayo, waad garan weyday wakhtigii booqashadaada. Viz kapitola |