Luukos 19:43 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub43 Waxaa imaan doona maalmaha ey cadowgiinu darbi idin ka dhex dhisi doonaan oo ey idin kaga soo wareejin doonaan dhinac walba. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH43 Waayo, maalmuhu way kuu iman doonaan markii cadowyadaadu ay xaggaaga dhufays u soo qodan doonaan, oo ay kugu wareegi doonaan oo ay dhinac walba kaa celin doonaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah43 Waayo, maalmuhu way kuu iman doonaan markii cadowyadaadu ay xaggaaga dhufays u soo qodan doonaan, oo ay kugu wareegi doonaan oo ay dhinac walba kaa celin doonaan. Viz kapitola |