Online Bible

- Reklamy -




Luukos 19:42 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

42 Kadibna wuxuu yiri, “Haddii aad idinku xitaa ogaan lahaydeen maalintan waxa kaliya ee nabad idiin keeni kara! Laakiin hadda wey ka qarsoontahay indhihiina.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

42 isagoo leh, Adigu haddii aad maalintan garan lahayd waxa nabad ah! Laakiin hadda waa laga qariyey indhahaaga.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

42 isagoo leh, Adigu haddii aad maalintan garan lahayd waxa nabad ah! Laakiin hadda waa laga qariyey indhahaaga.

Viz kapitola kopírovat




Luukos 19:42

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy