Luukos 19:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub38 “Waxaa barakeysan boqorka ku yimaada magaca Rabbiga!” “Nabadda jannada haku ahaato ammaanna ha u ahaato kan ugu sareeya!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH38 iyagoo leh, Waxaa barakaysan Boqorka Rabbiga magiciisa ku imanaya. Nabadi jannada ha ku jirto, ammaantuna meelaha ugu sarreeya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah38 iyagoo leh, Waxaa barakaysan Boqorka Rabbiga magiciisa ku imanaya. Nabadi jannada ha ku jirto, ammaantuna meelaha ugu sarreeya. Viz kapitola |