Luukos 19:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub30 “Baxa oo tuulada idin ka horaysa taga, oo markaad gashaan, waxaad arki doontaan dameer halkaas ku xiran, kaasoo qofna kaxaynin weligiis. Xarigga kasoo fura oo halkan keena. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH30 isagoo leh, Tuulada idinka soo hor jeedda taga, tan goortaad gashaan aad ka helaysaan qayl xidhan oo aan ninna weligii fuulin; soo fura oo keena. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah30 isagoo leh, Tuulada idinka soo hor jeedda taga, tan goortaad gashaan aad ka helaysaan qayl xidhan oo aan ninna weligii fuulin; soo fura oo keena. Viz kapitola |