Luukos 19:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Wuxuu rabay inuu arko Ciise qofka uu yahay, laakiin gaabnaantiisa daraadeed ma uusan awoodin inuu dadka badan ka dhex arko. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Wuxuuna doonayay inuu Ciise arko cid uu yahay, wuuna kari waayay dadkii badnaa aawadood, waayo, wuu gaabnaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 Wuxuuna doonayay inuu Ciise arko cid uu yahay, wuuna kari waayay dadkii badnaa aawadood, waayo, wuu gaabnaa. Viz kapitola |