Luukos 19:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Nin Sakhayos la yiraahdo ayaa halkaas joogay wuxuu ahaa taajir, wuxuuna ahaa gudoomiyaha canshuur qaadayaasha. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 Oo bal eeg, waxaa jiray nin Sakhayos la odhan jiray; kan ahaa madaxda cashuurqaadayaasha, oo hodan buuna ahaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 Oo bal eeg, waxaa jiray nin Sakhayos la odhan jiray; kan ahaa madaxda cashuurqaadayaasha, oo hodan buuna ahaa. Viz kapitola |