Luukos 19:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 “Si kastaba ha ahaatee, waxaa laga dhigay boqor, wuxuuna ku soo laabtay gurigiisi. Kadibna wuxuu u yeeray shaqaalihiisi kuwii uu lacagta siiyay, si uu u ogaado faa’iidada ey heleen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Goortuu soo noqday isagoo boqortooyadii qaatay, wuxuu ku amray in loo yeedho addoommadii uu lacagtii u dhiibay inuu ogaado mid kasta intuu ka faa'iiday baayacmushtarigii. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Goortuu soo noqday isagoo boqortooyadii qaatay, wuxuu ku amray in loo yeedho addoommadii uu lacagtii u dhiibay inuu ogaado mid kasta intuu ka faa'iiday baayacmushtarigii. Viz kapitola |