Online Bible

- Reklamy -

Luukos 18:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

31 Ciise ayaa laba iyo tobankii xertiisa ahaa gooni ula baxay oo ku yiri, “Waxaan u soconaa Yeruusaalem, wax walboo ey nebiyadu ka qoreen Wiilka Aadanaha waa iney dhacaan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

31 Laba-iyo-tobankii ayuu watay oo ku yidhi, Waxaynu ku soconnaa Yeruusaalem, oo wax walba oo nebiyadu qoreen ayaa Wiilka Aadanaha u noqon doona.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

31 Laba-iyo-tobankii ayuu watay oo ku yidhi, Waxaynu ku soconnaa Yeruusaalem, oo wax walba oo nebiyadu qoreen ayaa Wiilka Aadanaha u noqon doona.

Viz kapitola kopírovat

Luukos 18:31

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy