Luukos 18:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Xaqiiqdii, inuu qof hanti leh galo boqortooyada Illaah waxaa ka fudud inuu neef geel ah dhex maro cirbad duleelkeed.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 waayo, nin hodan ah inuu boqortooyada Ilaah galo waxaa ka hawl yar in awr irbad daloolkeeda ka duso. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 waayo, nin hodan ah inuu boqortooyada Ilaah galo waxaa ka hawl yar in awr irbad daloolkeeda ka duso. Viz kapitola |