Luukos 18:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Markii uu Ciise sidan maqlay, ayuu ku yiri, “Hal wax ayaa kaa maqan, bax oo wax walboo aad haysato iibi oo lacagtana sii masaakiinta, waxaadna hanti ku lahaan doontaa jannada. Kadib kaalay oo isoo raac.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 Ciise goortuu waxaas maqlay ayuu ku yidhi, Weli wax keliya ayaa kuu dhiman. Waxaad haysatid oo dhan iibi, oo masaakiinta u qaybi, oo waxaad jannada ku lahaan doontaa maal, ee kaalay oo i soo raac. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah22 Ciise goortuu waxaas maqlay ayuu ku yidhi, Weli wax keliya ayaa kuu dhiman. Waxaad haysatid oo dhan iibi, oo masaakiinta u qaybi, oo waxaad jannada ku lahaan doontaa maal, ee kaalay oo i soo raac. Viz kapitola |