Luukos 18:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 “Waxaan idin ku leeyahay, waa canshuur qaadaha ee ma aha Farrisiga, kan gurigiisa tagay isaga oo xaq ku ah Illaahey hortiisa. Dhamaan kuwa is sareysiiya waa la hooseysiin doonaa, kuwa is hooseysiiyana waa la sareysiin doonaa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Waxaan idinku leeyahay, Kan iyo kii kale, kan baa gurigiisa tegey isagoo la caddeeyey inuu xaq yahay; waayo, mid kasta oo isa sarraysiiya waa la hoosaysiin doonaa, oo kii is-hoosaysiiyana waa la sarraysiin doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Waxaan idinku leeyahay, Kan iyo kii kale, kan baa gurigiisa tegey isagoo la caddeeyey inuu xaq yahay; waayo, mid kasta oo isa sarraysiiya waa la hoosaysiin doonaa, oo kii is-hoosaysiiyana waa la sarraysiin doonaa. Viz kapitola |