Luukos 18:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Farrisigii intuu istaagay ayuu sidan ku duceystay, ‘Illaaheyow, waxaan kaaga mahadcelinayaa in aanan la mid ahayn dadka kale kuwa wax dhaca, kuwa xaqa daran, kuwa sineysta ama xitaa in aanan ahayn sida canshuur qaadahan oo kale. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Farrisigii intuu istaagay ayuu waxyaalahan isugu tukaday, Ilaahow, waxaan kuugu mahad naqayaa inaanan ahayn sida nimanka kale oo wax dulma, iyo kuwa xaqa daran, iyo dhillayaasha, ama xataa sida cashuurqaadahan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Farrisigii intuu istaagay ayuu waxyaalahan isugu tukaday, Ilaahow, waxaan kuugu mahadnaqayaa inaanan ahayn sida nimanka kale oo wax dulma, iyo kuwa xaqa daran, iyo dhillayaasha, ama xataa sida cashuurqaadahan. Viz kapitola |