Luukos 17:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 “Kasoo qaad midkiin ayaa leh shaqaalo beerta u fala ama idaha u ilaaliya. Miyuu ku dhahayaa shaqaalihiisa marka uu beerta ka yimaado, ‘Kaalay soo fariiso oo wax cun’? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Laakiin kiinnee baa leh addoon dhulka jaraya ama adhi jiraya, oo ku odhan doona goortuu beerta ka yimaado, Dhaqso u kaalay oo cunto u fadhiiso? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Laakiin kiinnee baa leh addoon dhulka jaraya ama adhi jiraya, oo ku odhan doona goortuu beerta ka yimaado, Dhaqso u kaalay oo cunto u fadhiiso? Viz kapitola |