Luukos 17:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Wuxuu ugu jawaabay, “Haddii aad lahaan lahaydeen iimaan u yar sida iniinta khardalka, waxaad ku dhihi kartaan geedkan sukamin ah, ‘Ruq oo badda ku beeran,’ wuuna idin adeeci lahaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Rabbiguna wuxuu ku yidhi, Haddaad leedihiin rumaysad iniin khardal le'eg, waxaad ku odhan lahaydeen geedkan sukamin, Ruq, oo badda ku beeran, wuuna idin addeeci lahaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Rabbiguna wuxuu ku yidhi, Haddaad leedihiin rumaysad iniin khardal le'eg, waxaad ku odhan lahaydeen geedkan sukamin, Ruq, oo badda ku beeran, wuuna idin addeeci lahaa. Viz kapitola |