Luukos 17:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 Waxaan idiin sheegayaa, habeenkaas laba qof oo sariir ku wada jiifa ayaa mid la qaadan doonaa kan kalana waa laga tagi doonaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH34 Waxaan idinku leeyahay, Habeenkaas laba nin ayaa sariir wada joogi doona; mid waa la qaadi doonaa, kan kalena waa laga tegi doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah34 Waxaan idinku leeyahay, Habeenkaas laba nin ayaa sariir wada joogi doona; mid waa la qaadi doonaa, kan kalena waa laga tegi doonaa. Viz kapitola |