Luukos 17:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub31 Maalintaas ma jiro mid saaran gurigiisa korkiisa, oo wax uu leeyahay ey gudaha kaga jiraan, intuu soo dagto doonan kara. Sidaas oo kale, ma jiro qof beerta jooga oo guriga u noqon doona. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH31 Maalintaas kii guriga fuushanu, oo alaabtiisu guriga ku jirto, yaanu u soo degin inuu soo qaato; kii beerta joogaana sidaas oo kale yaanu dib u noqon. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah31 Maalintaas kii guriga fuushanu, oo alaabtiisu guriga ku jirto, yaanu u soo degin inuu soo qaato; kii beerta joogaana sidaas oo kale yaanu dib u noqon. Viz kapitola |