Luukos 17:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Haddaba is ilaaliya. “Haddii uu walaalkaa ama walaashaa midkood qalad kaa galo, iska canaano, haddii ey ka toobadkeenaan iska cafi. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Iska dhawra. Walaalkaa hadduu dembaabo, canaano; hadduuna toobad keeno, cafi. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 Iska dhawra. Walaalkaa hadduu dembaabo, canaano; hadduuna toobadkeeno, cafi. Viz kapitola |