Luukos 17:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 “Sidaa si la mid ah ayey ahayd maalmihii Luud. Dadku wax ayey cunayeen oo cabayeen, wax ayey iibsanayeen weyna gadayeen, wax ayey beeranayeen oo wax ayey dhisayeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 Sidaas oo kale ayay weliba ahayd maalmihii Luud. Wax bay cuni jireen oo cabbi jireen, wax bayna iibsan jireen oo iibin jireen, oo beeran jireen, oo dhisan jireen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah28 Sidaas oo kale ayay weliba ahayd maalmihii Luud. Wax bay cuni jireen oo cabbi jireen, wax bayna iibsan jireen oo iibin jireen, oo beeran jireen, oo dhisan jireen. Viz kapitola |