Luukos 17:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Dadku wax ayey cunayeen, cabayeen, weyna guursanayeen waana la guursanayay illaa laga gaaray maalintii Nuux uu galay doonta. Kadibna uu daadkii yimid uuna baabi’iyay dhamaantood. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Wax bay cuni jireen oo cabbi jireen, wayna guursan jireen oo guur baa la siin jiray, ilaa maalintii Nuux uu doonnida galay, oo daadkii yimid oo wada baabbi'iyey. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah27 Wax bay cuni jireen oo cabbi jireen, wayna guursan jireen oo guur baa la siin jiray, ilaa maalintii Nuux uu doonnida galay, oo daadkii yimid oo wada baabbi'iyey. Viz kapitola |