Luukos 16:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 “Sayidkii ayaa ammaanay maamulihii aan daacada ahayn sababtoo ah wuxuu u dhaqmay si xariifnimo ah. Dadka aduunkan joogaan aad ayey xariifiin u yihiin markey wax la qabsanayaan kuwa iyaga oo kale ah in ka badan dadka iftiinka ku jiro. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Sayidkiisii ayaa wakiilkii xaqa darnaa faaniyey, waayo, si caqli leh ayuu u sameeyey, waayo, wiilashii wakhtigan waxay wiilasha iftiinka kaga caqli badan yihiin waxa qarnigooda ku saabsan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah8 Sayidkiisii ayaa wakiilkii xaqa darnaa faaniyey, waayo, si caqli leh ayuu u sameeyey, waayo, wiilashii wakhtigan waxay wiilasha iftiinka kaga caqli badan yihiin waxa qarnigooda ku saabsan. Viz kapitola |