Luukos 16:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 “Markaas ayuu iskugu yeeray kuwii sayidkiisu deynta ku lahaa. Wuxuu weydiiyay kii ugu horeeyay, ‘Meeqa ayuu sayidkaygu kugu leeyahay?’ ” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Markaasuu u yeedhay mid walba oo sayidkiisu dayn ku lahaa. Kii hore ayuu ku yidhi, Sayidkaygu immisuu kugu leeyahay? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Markaasuu u yeedhay mid walba oo sayidkiisu dayn ku lahaa. Kii hore ayuu ku yidhi, Sayidkaygu immisuu kugu leeyahay? Viz kapitola |