Luukos 16:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub31 “Wuxuu ku yiri, ‘Haddii eysan wax ka maqlayn sharciga Muuse iyo nebiyada, kuma qanci doonaan xitaa hadduu qof dhintay soo noolaado.’ ” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH31 Wuxuuse ku yidhi, Haddii ay maqli waayaan Muuse iyo nebiyada, in kastoo qof kuwii dhintay ka soo sara kaco, la oggolaysiin kari maayo inay rumaystaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah31 Wuxuuse ku yidhi, Haddii ay maqli waayaan Muuse iyo nebiyada, in kastoo qof kuwii dhintay ka soo sara kaco, la oggolaysiin kari maayo inay rumaystaan. Viz kapitola |