Online Bible

- Reklamy -

Luukos 16:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

25 “Laakiin Ibraahim ayaa ugu jawaabay, ‘Wiilkeygiyow, xasuuso waqtigii noloshaada aad wax walboo fiican heshay, halka uu Laasaros wax xun helay, laakiin hadda isagu halkan ayuu ku raaxaysanayaa adigana rafaadkaas ayaad ku jirtaa.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

25 Laakiin Ibraahim wuxuu ku yidhi, Wiil yahow, xusuuso inaad waxaagii wanaagsanaa heshay intii aad noolayd, si la mid ah ayuu Laasaros waxa xun helay, laakiin haddeer isaga halkan ayaa lagu raaxaysiiyey, adiguse waad silcaysaa.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 16:25

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy