Luukos 16:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 Markaas ayuu u yeeray, ‘Aabe Ibraahimow, ii naxariiso oo Laasaros ii soo dir si uu biyaha fartiisa foodeeda u galiyo uuna u qaboojiyo carrabkayga, sababtoo ah aad ayaan ugu rafaadsanahay dabkaan dhexdiisa.’ ” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 Markaasuu qayliyey oo yidhi, Aabbe Ibraahimow, ii naxariiso, oo Laasaros ii soo dir inuu fartiisa caaraddeeda biyo ku tiinbiyo oo carrabkayga ku qabowjiyo, waayo, anigu ololkan ayaan ku silcayaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 Markaasuu qayliyey oo yidhi, Aabbe Ibraahimow, ii naxariiso, oo Laasaros ii soo dir inuu fartiisa caaraddeeda biyo ku tiinbiyo oo carrabkayga ku qabowjiyo, waayo, anigu ololkan ayaan ku silcayaa. Viz kapitola |