Luukos 16:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 “Sharciga Muuse iyo nebiyada waxey jireen illaa Yooxanaa. Ilaa waqtigaas, warka wanaagsan ee boqortooyada Illaahey ayaa lagu wacdinayay, qof walbana wuxuu ku dadaalayay inuu galo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Sharciga iyo nebiyadu waxay jireen ilaa Yooxanaa; tan iyo wakhtigaas injiilka boqortooyada Ilaah waa lagu wacdiyey, oo mid walbaba xoog buu ku galaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah16 Sharciga iyo nebiyadu waxay jireen ilaa Yooxanaa; tan iyo wakhtigaas injiilka boqortooyada Ilaah waa lagu wacdiyey, oo mid walbaba xoog buu ku galaa. Viz kapitola |