Online Bible

- Reklamy -

Luukos 16:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

15 Wuxuuna iyagii ku yiri, “Idinku waxaa tihiin kuwa dadka kale u muujiya iney saxanyihiin, laakiin Illaahey wuxuu og yahay qalbiyadiina. Waxey dadku aad u qiimeeyaan waa wax Illaahey agtiisa laga neceb yahay.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

15 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Idinku waxaad tihiin kuwa dadka hortooda isku soo caddeeya inaad xaq tihiin, laakiin Ilaah waa garanayaa qalbiyadiinna, waayo, wixii dadka dhexdooda lagu sarraysiiyaa, Ilaah hortiisa waa ka karaahiyo.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 16:15

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy