Luukos 15:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Waxaan idin ku leeyahay sidaas si la mid ah, in jannada looga farxi doono markii uu hal dembiile ah toobadkeeno in ka badan inta loogu farxo sagaal iyo sagaashan qof oo xaq ah oo aan u baahneyn toobadkeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Waxaan idinku leeyahay, Sidaas oo kale, farxad ayaa jannada kaga jiri doonta dembile toobad keena in ka badan sagaal iyo sagaashan xaq ah oo aan toobadkeen u baahnayn. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Waxaan idinku leeyahay, Sidaas oo kale, farxad ayaa jannada kaga jiri doonta dembile toobadkeena in ka badan sagaal iyo sagaashan xaq ah oo aan toobadkeen u baahnayn. Viz kapitola |