Luukos 15:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 “Kasoo qaad midkiin inuu leeyahay boqol ido oo hal lax ka lunto. Miyuusan kaga tagayn meel cidla ah sagaal iyo sagaashanka kale uusanna raadineyn laxdii luntay illaa uu ka helo? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 Ninkiinnee baa tiro ido ah leh, oo middood ka hallowday, aan sagaal iyo sagaashanka cidlada kaga tegin, oo aan tii hallowday ka daba tegin, ilaa uu soo helo? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 Ninkiinnee baa tiro ido ah leh, oo middood ka hallowday, aan sagaal iyo sagaashanka cidlada kaga tegin, oo aan tii hallowday ka daba tegin, ilaa uu soo helo? Viz kapitola |