Luukos 15:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub32 Laakiin waa inaan dabaaldagnaa oona faraxnaa, sababtoo ah walaalkaagan wuu dhintay waana kan nool mar kale, wuu lumay waana la helay.’ ” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH32 laakiin waxaa inoo wanaagsanayd inaynu rayrayno oo faraxno, waayo, waalaalkaagani waa dhintay, wuuna soo noolaaday; wuu lumay, waana la helay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah32 laakiin waxaa inoo wanaagsanayd inaynu rayrayno oo faraxno, waayo, waalaalkaagani waa dhintay, wuuna soo noolaaday; wuu lumay, waana la helay. Viz kapitola |