Luukos 15:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 Wiilkeygan wuu dhintay haddana waa kan nool mar kale, wuu iga lumay waana helay.’ Haddaba waxey bilaabeen iney dabaaldagaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 waayo, wiilkaygan wuu dhintay, wuuna soo noolaaday; wuu lumay, waana la helay. Markaasay bilaabeen inay farxaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 waayo, wiilkaygan wuu dhintay, wuuna soo noolaaday; wuu lumay, waana la helay. Markaasay bilaabeen inay farxaan. Viz kapitola |