Luukos 15:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 “Wiilkii ayaa ku yiri, ‘Aabbe, waxaan ku dembaabay adiga iyo samada. Mana istaahilo in la iigu yeero wiilkaaga.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Markaasaa wiilkii ku yidhi, Aabbow, waxaan ku dembaabay jannada iyo hortaadaba; kol dambe ma istaahilo in laygu yeedho wiilkaaga. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Markaasaa wiilkii ku yidhi, Aabbow, waxaan ku dembaabay jannada iyo hortaadaba; kol dambe ma istaahilo in laygu yeedho wiilkaaga. Viz kapitola |