Luukos 15:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Wuu baxay wuxuuna aaday aabihiis. “Laakiin markii uu meel dheer kasoo muuqday ayaa aabihiis arkay wuxuuna u dareemay naxariis, wiilkiisii ayuu ku orday, intuu habsiiyay ayuu dhunkaday. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Markaasuu kacay, oo wuxuu u yimid aabbihii, laakiin intuu weli ka fogaa ayaa aabbihiis arkay, waana u naxariistay, oo ku soo orday oo qoortuu iskaga duubay, oo dhunkaday. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 Markaasuu kacay, oo wuxuu u yimid aabbihii, laakiin intuu weli ka fogaa ayaa aabbihiis arkay, waana u naxariistay, oo ku soo orday oo qoortuu iskaga duubay, oo dhunkaday. Viz kapitola |