Luukos 15:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Laakiin Farrisiintii iyo macalimiintii sharciga waxey si hoos ah isku weydiiyeen, “Ninkan wuxuu soo dhaweystaa oo waxna la cunaa dembiilayaasha.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 Kolkaasay Farrisiintii iyo culimadiiba gunuunaceen, iyagoo leh, Ninkanu dembilayaashuu soo dhoweeyaa oo wax la cunaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 Kolkaasay Farrisiintii iyo culimmadiiba gunuunaceen, iyagoo leh, Ninkanu dembilayaashuu soo dhoweeyaa oo wax la cunaa. Viz kapitola |