Luukos 15:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 “Wax yar kadib, wiilkii yaraa ayaa qaatay wax walba uu lahaa, waxa uuna u guuray waddan kale halkaas ayuuna nolol micno daro ah ugu dhameeyay hantidiisi oo dhan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Maalmo aan badnayn dabadeed wiilkii yaraa waa wada urursaday wax walbaba, oo dhul fog ayuu u safray, halkaas ayuuna wixiisii ku khasaariyey, isagoo iska tumaya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Maalmo aan badnayn dabadeed wiilkii yaraa waa wada urursaday wax walbaba, oo dhul fog ayuu u safray, halkaas ayuuna wixiisii ku khasaariyey, isagoo iska tumaya. Viz kapitola |