Luukos 14:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Haddii ey taas dhacdo, qofkii labadiinaba idin martiqaaday ayaa intuu kuu yimaado kugu dhahaya, ‘Sii qofkan kursigaaga.’ Bahdilaad kadib, waxaad fariisan doontaa meesha ugu hooseysa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 oo kii isaga iyo adiga idiin yeedhay uu yimaado oo kugu yidhaahdo, Kan meel sii, oo markaasaad bilaabaysaa inaad meesha dambe ceeb ku fadhiisato. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 oo kii isaga iyo adiga idiin yeedhay uu yimaado oo kugu yidhaahdo, Kan meel sii, oo markaasaad bilaabaysaa inaad meesha dambe ceeb ku fadhiisato. Viz kapitola |